Gudida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Jidka Alley-baday iyo Arabsiyo oo Lagu Wareejiyay Deeq Lacageed oo Dhan $1,000 Dollar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Gacanta Ku Haysa Dhismaha Jidka Alley-baday iyo Arabsiyo oo Lagu Wareejiyay Deeq Lacageed oo Dhan $1,000 Dollar
March 21, 2019 - Written by Reporter:

Alley-baday (WJN)- Gudida gacanta ku haysa dhismaha jidka isku xidhaya magaalooyinka All-eybaday iyo Arabsiyo oo ku hawlan qaadhaan uruurinta jidkaasi, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan $1,000 Dollar kala wareegay Jiif Caaqil Cabdilaahi Qaliinle “Fariid” oo ay soo wakiilatay Xaliimo Axmed Ducaale oo ka mida qurba joogta gobolka Gabiley eek u dhaqan wadanka UK.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS