Maayirka Gabiley oo Soo Dhaweeyay Kala Dirida Goleyaasha Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayirka Gabiley oo Soo Dhaweeyay Kala Dirida Goleyaasha Deegaanka
March 21, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar oo ku sugan magaalada Hargeysa, ayaa markii ugu horeysay ka hadley wararka sheegaya in Madaxweyne Biixi kala dirayo Goleyaasha Deegaaanka dalka, isagoona sheegay in uu soo dhawaynayo kala firdhinta goleyaasha Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS