WAJAALE NEWS

Maayirka Gabiley oo Soo Dhaweeyay Kala Dirida Goleyaasha Deegaanka

Hargeysa (WJN)- Maayirka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar oo ku sugan magaalada Hargeysa, ayaa markii ugu horeysay ka hadley wararka sheegaya in Madaxweyne Biixi kala dirayo Goleyaasha Deegaaanka dalka, isagoona sheegay in uu soo dhawaynayo kala firdhinta goleyaasha Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version