Xubnihii Ka Socday Garsoorka oo Dacwado Dhul Kaga Garnaqay Deegaanada Qulujeed, Boon iyo Xariirad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubnihii Ka Socday Garsoorka oo Dacwado Dhul Kaga Garnaqay Deegaanada Qulujeed, Boon iyo Xariirad
March 21, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Masuuliyiintii ka socday Garsoorka ee uu hogaaminayay gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland oo socdaal ku aadan Cadaalada ku marayay gobolada Galbeedka, ayaa maanta deeganada Quujeed, Boon iyo Xariirad oo ka tirsan gobolka Awdal ka bilaabay ka garniqida dacwado dhuleed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ruokaW3xhrE

 

COMMENTS
LINKS