Xildhibaan Ka Mida Golaha Guurtida Somaliland oo Taageeray Dagaalka Ay Xukuumada Madaxweyne Biixi Kula Jirto Musuq-maasuqa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Mida Golaha Guurtida Somaliland oo Taageeray Dagaalka Ay Xukuumada Madaxweyne Biixi Kula Jirto Musuq-maasuqa
March 21, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Xareed Xasan Cali oo ka mida mudanayaasha golaha Guurtidda Somaliland, ayaa taageeray daagaalka ay Xukuumada Madaxweyne Biixi kula jirto musuq maasuqa, isagoona tilmaamay in talaabooyinka noocaas ah ee laga qaado shaqsiyaadka loo aanaynayo lunsashada hanta dadweyne ay tahay mid loo baahan yahay islamarkaana ay tahay in la sii wado.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS