Abaaro iyo Biyo La’aan Aad U Daran oo Laga Soo Sheegayo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abaaro iyo Biyo La’aan Aad U Daran oo Laga Soo Sheegayo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya
March 21, 2019 - Written by Reporter:

Jigjiga (WJN)- Deegaano badan oo ka mida dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa laga soo sheegaya in ka jiraan abaaro iyo biyo la’aan aad u daran.

Waxaa ka mida Deegaanada abaarta laga soo sheegayo deeganka Sariira oo hoos yimaada degmada Har-geele ee gobolka Afdheer.

Xuseen Cabdi Axmed oo ka mida dadka deegaankaasi ku nool, ayaa ka waramay Abaarta iyo biyo la,aaanta soo foodsaaray, isagoona sheegay in maamulka dawlad deegaanka ay qaylo dhaan u  direen oo aanay ilaa hada ka soo jawaabin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ufVeayFJMNA

COMMENTS
LINKS