WAJAALE NEWS

DAAWO;-Fanaan Maxamed Bk Oo Soo Qaaday Hees Cusub Oo Wadani Ah Ee “GUUL QARAN” Iyo Erayadii Wasiir Yurub Abiib.

HARGAYSA(W,N) Fanaanka caanka ah ee Maxamed Siciid Bk ayaa soo saaray Hees Wadani ah oo qiiro galisay shacabka reer Somaliland taasi oo ka hadlaysa halgankii iyo heerarkii loosoo maray Somaliland.

Heesta wadaniga ee GUUL QARAN Ayaa waxaa sameeyay Wasiir Yurub Abiib oo kamida golaha wasiirada xukuumada madaxwayne muuse biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HEESTAN;

Exit mobile version