Guddoomiyeyaasha Garabada Haweenka Ee Xisbiyada Qaranka oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyeyaasha Garabada Haweenka Ee Xisbiyada Qaranka oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa
March 22, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha garabka Haweenka ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye Dalays Shire Faarax, ayaa kulan balaadhan  magaalada Hargeysa ugu qabatay guddoomiyeyaasha Garabyada Haweenka ee Xisbiyada Waddani iyo Ucid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS