WAJAALE NEWS

Guddoomiyeyaasha Garabada Haweenka Ee Xisbiyada Qaranka oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha garabka Haweenka ee Xisbi xaakimka talada Somaliland haya ee Kulmiye Dalays Shire Faarax, ayaa kulan balaadhan  magaalada Hargeysa ugu qabatay guddoomiyeyaasha Garabyada Haweenka ee Xisbiyada Waddani iyo Ucid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version