WAJAALE NEWS

Kulan Dhexmaray Jaliyada Somaliland Ee Gobolka Wels iyo Jaamacada Cardiff

Wels (WJN)- Kulan balaadhan ayaa dhexmaray xubno ka socday Jaaliyadaha Somaliland ee gobolka Wels iyo Jaamacada Cardiff Colege.

Kulan ayaa lagu lafa guray xidhiidhka qotada dheer ee u dhexeeya  Jaaliayadaha Somaliland ee Wels iyo Cardiff iyo xidhiidhka guud ahaan ka dhexeeya Somaliland iyo gobolka Wels.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version