DAAWO; Deeq Booyado Biyo Ah Oo La Gaadhsiiyay Deegaano Katiran Degmada Farawayne. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Deeq Booyado Biyo Ah Oo La Gaadhsiiyay Deegaano Katiran Degmada Farawayne.
March 22, 2019 - Written by Editor:

FARAWAYNE(W,N) Jimciyada Alraxma Alkhayriya ayaa deeq biyo gaadhsiiyay deegaanka fahda oo katirsan degmada farawayne oo ay soo food saartay biyo la,aan baahsan.

Maamulka Degmada Farowayne Iyo Gudoomiyaha jimciyada Alraxma Alkhayriya oo ayaa faah faahin kabixiyay deeqdan biyaha ee ay gaadhsiiyay dadka ku dhaqan deegaankan iyagoo dhanka kale baaq uidiray xukuumada iyo qurba joogta reer Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS