WAJAALE NEWS

Warbaahinta Dawlada Iyo Dhaqaalaha Qaranka Kaga Baxa Ma Yahay Mid Munaasib ah?Warbixin.

HARGAYSA(W,N)-Dawlada Somaliland ayaa dhaqaale faro badan ku bixisa warbaahinta dawladu leedahay ee Tvga Qaranka,Wargayska Dawan iyo Wakaalada Wararka Ee Solna.

Hadaba warbaahinta dawlada Somaliland dhaqaalaha ku baxaa ma yihiin kuwo munaasib ah” mase buuxisaa adeegyadii looga baahnaa tayadoodu waasidee, mase la tartami kartaa warbaahinta gaar loo leeyahay?

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

 

Exit mobile version