DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee Dhinaca DDSI Oo Ka Warbixiyay Dayr Lagu Wareejinayo Xarunta Caafimaadka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee Dhinaca DDSI Oo Ka Warbixiyay Dayr Lagu Wareejinayo Xarunta Caafimaadka.
March 22, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Xarunta caafimaadka Magaalada Tog wajaale  ee Dhinaca Dawlad Deegaanka somalida Itoobiya ayaa lagu wadaa dhisme dayr lagu wareejinayo kaasi oo dhismihiisa xiligan uu ka socdo.

Gudoomiye kuxigeenka magaalada tog wajaale ayaa ka warbixiyay muhiimada dayrkan lagu wareejinayo xarunta caafimaadka wajaale isagoo sheegay in sidoo kale ay wadaan laydh lagu xidhayo jidadka magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS