WAJAALE NEWS

Xaafada State Houseka Ee Magaalada Hargaysa Oo Hay’ada NRC Gaadhsiisay Deeq Mucaawinimo Ah +Gudoomiye Sulub Oo Ka Waramaya(Dhagayso).

Hargaysa(Wajaale News):-haayada NRC ayaa deeq mucaawinimo ah gaadhsiisay dadka ku dhaqan xaafada state houseka ee magaalada hargaysa

Hadaba shabakda wararka ee wajaalenews.com oo isku dayday inay waxa ka waydiiso tirada dadka ay siinayaan iyo deeqada mucaawinimada ahi inta ay leegtahay  ayaan ay ka gaabsadeen hawlwadeenadaa ka socaday haayada NRC .

Dhinaca kale waxaanu waxa ka waydiinay gudoomiyha Xaafada State Houseka Sulub Ibraahim Muxumed ayaa ka warbixiyay deeqda inta ay leegtahay  waxaanu yidhi:-(Dhagayso).

Halkan Guji

 

 

 

 

Wajaale News

Hargaysa Office

Email:wajalenews@gmail.com

Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane

 

 

 

Exit mobile version