DAAWO;-Milicsiga Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Eedo Culus Ujeedinaya Madaxwayne Muuse Biixi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Eedo Culus Ujeedinaya Madaxwayne Muuse Biixi!
April 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka somaliland nuux Maxamed Xuseen oo hore u ahaa mudane kamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco ayaa kamid ahaa xubnihii sida wayn uga soo horjeeday hogaaminta xisbiga kulmiye ee madaxwayne muuse biixi .

Sidoo kale Gudoomiye Nuux Oo wakhtiyadaa fariimo isbarkan hawada umarinaya beesha uu kasoo jeedo ex murashaxa kulmiye ahna madaxwaynaha somaliland ee wakhtigan muuse biixi .

HALKAN KA DAAWO MILICSIGA GUDOOMIYAHA GUDIDA QANDARAASYADA QARANKA IYO DHALIILAHA UU UJEEDINAYAY MADAXWAYNAHA SOMALILAND;

https://youtu.be/243gE8jxPl8

COMMENTS
LINKS