Hambalyada Meherka Sacad Muuse Iyo Xanaan Axmed Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyada Meherka Sacad Muuse Iyo Xanaan Axmed Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland!
April 11, 2019 - Written by Editor:

Munaasibada Meherka mudane Sacad Muuse Ibraahim Iyo Marwo xanaan Axmed Gaas  oo maanta ka qabsoomay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Huteelka Green Plaza..

Xaflada Meherka ayaa ahayd  loo soo agaasimay si heer sare ah Waxaa kasoo qaybgalay badi haldoorka somaliland, Aqoonyahan ,madax dhaqameed ,aAbwaano Siyaasiyiin  Madaxda ciidamada culimo awdiin iyo qaadiga degmada hargaysa oo madashan goob ka ahaa.

Jawigga madasha meherka Sacad iyo Xanaan ayaa ahaa mid ay ku dheehnay kaftan, isbarasho iyo duco iyo hambalyo loo dirayay qoyska cusub ee kusoo biiray guryaha islaamka.

Waxaana hambalyo udiraya meherka Sacad Muuse  iyo Marwadiisa Xanaan Axmed Gaas  shacabka reer Somaliland gudo iyo dabadba ,

Wasiirkii hore ee Wasarada Warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse iyo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacabka Somaliland Qoyska cusub ee sacad iyo xanaan waxaan leenahay noqda qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.

Waxaanan Waxaan ugu ducaynaya ducadii rasuulka (NNKH) Baraka Laahu Laka Wabaraka Calayka Wajamaca Baynakuma Bilkhayr.

Maxamed cali sheikh Cumar,

Cabdiqaadir Xusee cirro wayne

Aqooyhan adiraxiim bin daac

Sacad faysal kaamil

Siyaasi Xamse Cabdiraxaam Khayre

Murashax Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan

Axmed Cismaan Xasan

Abwaan xasan dhuxul laabsalax

Mustafe maxamed khayre

Mustafe aadan muuse

Qoraa muxiyadiin jaamac xirsi

Axmed  Macalin  cumar

Maxamed Iid

Sidoo kale waxaa hambalyo taa lamida udiraya

Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakaha Wajaalenews.net iyo Gabileynews

Waxaan leenahay noqda qoyskii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo

Aamin Aamin

 

COMMENTS
LINKS