DAAWO;-Madaxwayne farmaajo Oo Mudo Haraadkii Maanta Ee Muqdisho Jiif Iyo Joogba Udiideen Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne farmaajo Oo Mudo Haraadkii Maanta Ee Muqdisho Jiif Iyo Joogba Udiideen Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyay,
April 13, 2019 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta gil gilay mudoharaado sobobay khasaare nafeed kaasi oo ay iskugu soo baxeen shacabka magaalada muqdisho.

Dhacdadan ayaa khal khal galisay maamulka madaxwayne farmaajo taasi oo keentay in madaxwaye farmaajo xamili waayay isagoo shacabka ujeediyay khudbad iskugu jirta beer la xowsi  iyo sida uu udiidan yahay  isku soo baxyada shacabka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS