BASASKII XAAFADAHA HARGEYSA OO MAANTA SHAQO JOOJIN SAMEEYEY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
BASASKII XAAFADAHA HARGEYSA OO MAANTA SHAQO JOOJIN SAMEEYEY
April 14, 2019 - Written by Editor:

 

Hargeysa(W.N):Gadiidka basaska oo ah gaadiidka dadweynaha ee u kala baxa magaalada hargaysa ayaa saaka shaqo joojin sameeyey iyagoo cabasho xoogan ka muujiyay gaadiidka yaryar ee dukhaanka loo yaqaan oo sida ay sheegeen shaqadii ku cidhiidhiyey.
Halkan hoose ka daawo warbixintaas oo dhamaystiran

COMMENTS
LINKS