DAAWO:CULIMADA GOBOLKA GABILEY OO MAANTA HESHIIS GAADHAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:CULIMADA GOBOLKA GABILEY OO MAANTA HESHIIS GAADHAY
April 14, 2019 - Written by Editor:

Gabiley(W.N) Culimada kala duwan ee gobolka gabiley ayaa maanta iskugu yeimid kulan ay ku gaadhayaan heshiis ay ku midaysan yihiin. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay dawlada hoose ee magaalada gabiley ayaa waxaa la isla afgartay in si wadajir ah bulshada loo wacyi galiyo ,waa markii u horeysay ee kulan noocan oo kale ah ay yeeshaan culimada gabiley.

Maayaka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi OO halkaas ka hadlay ayaa balan qaaday inuu siinayo culimada dhul ay leeyihiin gudidada wanaag farista iyo xuaan reebista gobolka gabiley
Halkan hoose ka daawo warkaasi oo faahfaahsan:

COMMENTS
LINKS