DAAWO:MAAMULKA DEGMADA TOG-WAJAALE OO BILAABAY DAYACTIRKA WADOOYINKA MAGAALADA | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:MAAMULKA DEGMADA TOG-WAJAALE OO BILAABAY DAYACTIRKA WADOOYINKA MAGAALADA
April 14, 2019 - Written by Editor:


Wajale(W.N): Maamulka demada wajaale oo uu horkacayo gudoomiye ku xigeenka degmada wjaale Mursal Nuux Cismaan Iyo Xoghayaha Degmada oo kaashanaya iskaashatada ggaadiidka ayaa bilaabay dayactir ay ku samaynayaan wadooyinka magaalada ee burburay
Halkan hoose ka daawo gudoomiye ku xigeenka iyo xoghayaha oo ka hadlaya arimahaasi

COMMENTS
LINKS