WAJAALE NEWS

DAAWO;-Beel Madaxwayne Muuse Biixi Ku Eedaysay In Xilalkii Ay Xukuumada Ka Hayeen Uu Beeshiisa Ku Wareejiyay.

“Waxaan Ka Dhigtay Madaxwayne Muusoow In Aad Wasiirkii Ina Cabdilaahi Biin ku Badasho Beeshaada, Agaasimihii Wasaarada Caafimaadka In Aad ku Badasho Nin Sacad Muuse ah,Safiirkii Imaaraadka Waxaad ku Badashay Seedigaa,Janankii Ciidanka Sirdoonka Waxaad ku Badashay Saaxiibkaa Ina Adeerkii” Beesha Cimraan.

Burco(W,N)-Beesha Maxamed Sheekh Isaxaaq (Cimraan) oo kamida beelaha Dega Gobolka togdheer ayaa saluug ka muujiyay sid  xilalkii ay ka hayeen xukuumada  madaxwayne muuse biixi uga wada qaaday islamarkaana xilalkii ay hayeen uu Uwada magacaabay Beeshiisa

Sidoo kale beesha Cimraan ayaa soo banhigay tirade masuuliyiinta beeshan kasoo jeeda ee uu xilalka ka qaaday iyo sida uu beeshiisa ugu taxay xilalkaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version