DAAWO;-Haweenka Beesha Oday Maxamed Xasan Dalab Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Uu Leehayay Oo Madaxwayne Biixi Xoog Ku dhisanayo, Soona Bandhigay Cadaadis Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Qoyskan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenka Beesha Oday Maxamed Xasan Dalab Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Uu Leehayay Oo Madaxwayne Biixi Xoog Ku dhisanayo, Soona Bandhigay Cadaadis Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Qoyskan!
April 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Haween Waynaha Beesha uu kasoo jeedo Oday Maxamed Xasan Dalab oo ah Mulkiilaha beerta ay Xukuumada Madaxwayne Biixi Sheegtay in ay Madaxtooyo ka dhigayso Xiligana Xoog Ciidan Lagu Dhisayo

Haweenkan ayaa soo Bandhigay Tacadi iyo awood sheegasho uu madaxwayne biixi ku hayo iyaga oo sheegay in maalmihii ugu danbeeyay ay godoomiyeen ciidamada kusugan beerta maxamed xasan dalab kuwaasi oo dad iyo xoolaba udiiday in ay kabaxaan xaydaabka dayrka ay u wareejiyeen

Sidoo Kale Haweenka Beesha Maxamed Xasan iyo qoyskiisa ayaa fariimo kala duwan udiray shacabka somaliland gudo iyo dibadba halka ay madaxwayne biixina Uga Digeen in uu kusii hayo Awood Sheegasho iyo Xoog.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS