Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudiyo Qiimaynaya Xaalada Dalka U Kala Diray Gobolada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudiyo Qiimaynaya Xaalada Dalka U Kala Diray Gobolada.
April 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa shaaciyay Tirada gudi ay u kala dirayaan gobolada somaliland bari ilaa galbeed kuwaasi oo uu sheegay in ay soo qiimayn doonaan xaalada dalka

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS