Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudiyo Qiimaynaya Xaalada Dalka U Kala Diray Gobolada.
Editor:
HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa shaaciyay Tirada gudi ay u kala dirayaan gobolada somaliland bari ilaa galbeed kuwaasi oo uu sheegay in ay soo qiimayn doonaan xaalada dalka