WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Eega Boocame Ee Gobolka Sool Oo Beeniyay In Ciidan Ka Goosteen,

BOOCAME(W,N)-Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Ee Eega boocame ee Gobolka Sool Ayaa beeninay warar laga faafiya oo lagu sheegay in ciidanka kasoo goostay Somaliland.

Sidoo kale Taliyaha ciidanka qaranka ee eega boocame ayaa digniin udiray maamulka Garoowe Iyo Cidkasta oo ku hawlan faafinta warar been abuur ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version