WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Maalmo Kadib Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay.

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Ee uu dhawaan madaxwayne muuse biixi umagacaabay xilkan ayaa maalmo kadib ka dareen celiyay xilkan iyo aqoonta uu u leeyahay shaqada loo igmaday

Exit mobile version