DAAWO;-Xabaal Wadareedyo Cusub Oo Laga Helay Magaalada Hargaysa Iyo Xukuumada OoFaah faahin Ka Bixisay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xabaal Wadareedyo Cusub Oo Laga Helay Magaalada Hargaysa Iyo Xukuumada OoFaah faahin Ka Bixisay
April 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudida baadhistay xasuuqii shacabka somaliland loo gaystay ayaa faah faahin ka bixiyay xabaal wadareed cusub oo laga helay xaafada 150ka ee magaalada Hargaysa kuwaasi oo iskugu jira caruur iyo dadwaawaynba,

DAAWO;MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS