WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xabaal Wadareedyo Cusub Oo Laga Helay Magaalada Hargaysa Iyo Xukuumada OoFaah faahin Ka Bixisay

HARGAYSA(W,N) Gudida baadhistay xasuuqii shacabka somaliland loo gaystay ayaa faah faahin ka bixiyay xabaal wadareed cusub oo laga helay xaafada 150ka ee magaalada Hargaysa kuwaasi oo iskugu jira caruur iyo dadwaawaynba,

DAAWO;MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version