DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashada Qoyska Leh Dhul Xukuumadu Xoog Ciidan Ku Dhisayso,Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Aanay Barmadow Ku Noqon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashada Qoyska Leh Dhul Xukuumadu Xoog Ciidan Ku Dhisayso,Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Aanay Barmadow Ku Noqon.
April 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Barkhad Jaamac Batuun ayaa xaalada guud ee dalka iyo dhibra shacabka ka haysato sixir bararka hoos udhaca doolarka oo aan waxba ka badalin miciishada.

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa si adag uga hadlay cabashada qoyska maxamed xasan dalab oo xukuumada madaxwayne biixi xoog iyo awood dawladeed ku haysato beertiisa

Xisbiga wadani ayaa madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ugu baaqay in aanay arinta qoyskaasi iyo dulmiga uu ku hayaan aanay taariikhdiisa barmadow ku noqon iyagoo xusay in hore loogu yaqaan ishaysi dhulka ah in uu ku sun tanaa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS