DAAWO;”Nin Bakhtiyaya Ayaa Loo Xidhay Musuq-Maasuq,Maayarka Gabiley Oo Xoolihii Umada Ku Naaxayna Lama Xidhin”Sheekhul Baladka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Nin Bakhtiyaya Ayaa Loo Xidhay Musuq-Maasuq,Maayarka Gabiley Oo Xoolihii Umada Ku Naaxayna Lama Xidhin”Sheekhul Baladka Gabiley.
April 16, 2019 - Written by Editor:

Sheekhul Baladka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista wasiirka caafimaadka Si Kululna U Weeraray ficilada Agaasimaha Caafimaadka.

GABILEY(W,N) Sheekhul baladka gobolka gabiley sheikh ciise sheikh muxumed warsame ayaa si adag uga hadlay masuul mudo dheer gabiley ugu xidhnaa hawlo musuq maasuq basle markii lasoo ururiyay lacagtii loo haystay lasii daayay

Sheikh ciise ayaa sheegay in ninka xidhaa aanu lahaynba muqaal cunay lacagta loo hayso balse cida musuq maasuq ku kacday ay tahay maayarka gabiley

Sidoo kale ciise sheikh muxumed ayaa soo dhaweeyay magacaabista wasiirka caafimaadka oo uu sheegay in uu reer gabiley yahay halka eedo culus ujeediyay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka oo uu sheegay in aanu ahayn reer gabiley uuna bixiyay xaruntii caafimaadka gobolka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS