Dibad-baxyo Lagu Kala Tageerayo Trump Iyo Ilhan Cumar Oo Magaalada Minnesota Ka Dhacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dibad-baxyo Lagu Kala Tageerayo Trump Iyo Ilhan Cumar Oo Magaalada Minnesota Ka Dhacay.
April 16, 2019 - Written by Editor:

WASHINGTON(W,N) Xisada siyaasadeed ee u dhaxaysa madaxwaynaha maraykanka Donal Trump Iyo Xildhibaan Ilhaan Cumar oo mudooyinkii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo kul kulul ayaa waxaa magaalada Minesota ka bilowday dibad baxyo lagu kala taageerayo Trump iyp Ilhaan cumar.

Kuwaasi oo kusii fidaya gobolada dalka maraykanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS