DAAWO;“Madaxwayne Waxaan Ku Leenahay Qoyskaa Ilama Xasan Dalab Dhulkooda Faraha Uga Qaad Oo Jooji Dhulboobka” Xildhiban Nac Nac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Madaxwayne Waxaan Ku Leenahay Qoyskaa Ilama Xasan Dalab Dhulkooda Faraha Uga Qaad Oo Jooji Dhulboobka” Xildhiban Nac Nac.
April 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac Nac) oo kamida golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay cabashada qoyska ilama xsan dalab oo xukumadu xoog ku dhisanyso dhulkoodii kaasi oo ay sheegtay in madaxtooyo laga dhiso

Xildhibaan Nacnac ayaa madaxwaynaha somalilnad ugu baaqay in uu dhulkooda fara uga qaado

Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheegay in aanay yeelay in Somaliland noqoto qoys sida jabuuti oo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS