DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Ay Xukuumadu Ku Hayso Qoyska Ina Xasan Dalab, fariin Culusna Udiray Madaxwayne Biixi . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiga Ay Xukuumadu Ku Hayso Qoyska Ina Xasan Dalab, fariin Culusna Udiray Madaxwayne Biixi .
April 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Saleebaan Cali Hayste (ramaax ayaa si kulul ucanbaareeyay tacadiga ay xukuumada madaxwayne muuse biixi ku hayso qoyska maxamed xasan dalab oo ay xoog ku dhisanayso dhulkoodii

Sidoo kale xoghaye ramaax ayaa dhaliilay safarkii madaxwaynaha ee magaalada berbera isagoo waxba kama jiraan ku sheegay mashaariic kala duwan oo uu xadhiga ka jaray

Halkan ka Daawo Muuqaalka warkan;

https://youtu.be/3YA75aAQH8M

 

COMMENTS
LINKS