Wariye ka Tirsan Warbaahinta Madaxa Banaan Oo Lagu Xidhay Magaalada Ceel-Afwayn. Editor: 5 years ago CEEL AFWAYN(W,N) Wariye Axmed Maxamed Cilmi oo ahaa saxafi ka hawl gala Tvga Horn Cable degma ceel afwayn ayaa saaka xabsiga loo tabaaxay sobobta loo xadhay wariyahan ayaa wali wax faah faahin laga bixin HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;