WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wiil Dhalinyaro ah Oo La Yimid Xirfad Cajiiba Oo Uu Ku Shaqaysto; Warbixin!

BURCO(W,N) Cabdikariim waa wiil kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada burco ee gobolka togdheer.

Cabdikariim wuxuu sameeyay figrad cajiib ah oo uu kula soo baxo noloshiisa isaga oo samaystay beer wax soo saar

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAKAN;

Exit mobile version