Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Digniin Adag u Diray Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka, Soona Jeediyay In Aan Laga Hordhicin Dacwadaha Socda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Digniin Adag u Diray Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka, Soona Jeediyay In Aan Laga Hordhicin Dacwadaha Socda.
April 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali ayaa digniin culus udiray xafiiska xeer ilaalinta qaran oo iyagu dhawaan eedo ujeediyay maxkamadaha

Sidoo kale gudoomiye aadan ayaa ku baaqay in aan laga hordhicin dacwadaha ay ka gar naqoodu ka socdaan maxkamadaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS