DAAWO; Ciidamada Booliska Oo Cagta Mariyay Guryo Ay Daganayeen Qoyska Ina Xasan Dalab Iyo Tirada Dad Ay Xidh Xidheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ciidamada Booliska Oo Cagta Mariyay Guryo Ay Daganayeen Qoyska Ina Xasan Dalab Iyo Tirada Dad Ay Xidh Xidheen.
April 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Ciidama booliska somaliland ayaa saaka ku waabariistay qoyska maxamed xasan dalab oo deganaa goobta la sheegtay in madaxtooyo laga dhisayo oo xoog lagu dayray,

Qoyskan ayaa gabi ahaanba la baabiyee iyadoo alaabtii guryaha loogu daadiyay banaanka

Sidoo kale ciidamada booliska ayaa xabsiga  utabaaxay dad 15 qof gaadhaya oo ay ku jiraan caruuri

Qaarkamida xubhana qoyskan lagu waabariistay ayaa faah faahin kabixiyay sidii ay wax udhaceen’

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS