DAAWO;-ODay Maxamed Xasan Dalab Iyo Xubno kale Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Agaasimaha Madaxtooyada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-ODay Maxamed Xasan Dalab Iyo Xubno kale Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Agaasimaha Madaxtooyada.
April 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Oday maxamed xasan Dalab Oo ah mulkilaha dhul xukumadu xoog ku dhisanayso islamarkaana maanta xoog lagaga raray qoyskiisa ayaa ka hadlay dhacdadaasi iyo xadhig iyo dhibaatay lagula kacay caruur iyo dumar

Sidoo kale xubnahan ayaa jawaab kulul kabixiyay hadal kasoo yeedhay agaasimaha madaxtooyada oo si dheel dheela uga qadiyada qoyskan iyo sifaha lagula wareegay dhulkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS