DAAWO;-Ciidanka Booliska JSL Oo Wariyayaashii Ugu Badnaa Xabsiga U Taxaabay Iyo Muuqaalka Sidii Ay Ula Dhaqmeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidanka Booliska JSL Oo Wariyayaashii Ugu Badnaa Xabsiga U Taxaabay Iyo Muuqaalka Sidii Ay Ula Dhaqmeen!
April 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Ciidanka booliska ayaa maanta magaalada hargaysa ku xidh xidhay wariyayaashii ugu badnaa kuwaasi oo ciidanka qaarkood kula kaceen falal qaraacis ah.

Dhacdadan ayaa ciidanku ku xidh xidheen wariyayaasha ahaa ahayd mid laga soo duubay muuqaalo muujiyanaya sidii ay ula dhaqmeed iyo wixii dhex maray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS