DAAWO;-Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ka Digay In Somaliland Lagu Qabto Shir Beelaha Direed Ah, Eedana Ujeediyay Dadka Ku Hawlan Abaabulkiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ka Digay In Somaliland Lagu Qabto Shir Beelaha Direed Ah, Eedana Ujeediyay Dadka Ku Hawlan Abaabulkiisa.
April 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale  Oo kamida Madax Dhaqameedka reer Somaliland Islamarkaana ka mid ahaa xubnihii ka qaybgalay shirkii beelaha direed ee lagu qabtay magaalada Adis ababa ayaa ka hadlay sida uu u arko odayaal shaaciyay in  somaliland lagu qabanayo qaybtii labaad ee shirkii beelaha dir.

Suldaan Cabdiraxmaan ayaa si adag uga soo horjeestay in shir direen lagu qabto somaliland isaga oo sheegay in  aan halkan looga baahnayn shir direed iyo wax bulshada lagu kala qaybiyo isagoo dadka abaabulaya  shirkan ku tilmaamayi ay yihiin xubno siyaasadii ku saaqiday.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS