DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Cali Guray Iyo Cida Uu Ku Eedeeyay Dib Udhaca Doorashooyinka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Cali Guray Iyo Cida Uu Ku Eedeeyay Dib Udhaca Doorashooyinka,
April 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamida xisbi Xaakimka kulmiye ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay kaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo cida leh Masuuliyada dib udhaca Doorashooyinka Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka,

Sidoo kale Cali Guray ayaa Dhaliilay Hogaaminta Madaxwayne Muuse Biixi oo uu ku Tilmaamay masuul aan wax talo ah Qaadanin.

HALKAN KA DAAWO; BARMAAMIJKA WARAYSIGA SIYAASI CALI GURAY OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS