Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyay Geerida Xaaji Cabdi Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Baroor Diiq Ah Ka Tiriyay Geerida Xaaji Cabdi Waraabe.
May 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid hal Abuur dhalinyarada ah reer Somaliland ayaa maanso baroor diiq ah ka tiriyay geerida marxuum Oday Xaaji Cabdi Waraabe oo kamid ahaa Odayaashii aas aasay golaha guurtida Somaliland kuna caan ahaa nabadaynta beelaha reer Somaliland kuna suntanaa run sheeg,

HALKAN KAGA BOGO MAANSADA BAROOR DIIQDA AH EE ABWAAN CABDILAAHI XASAN GANEY;

COMMENTS
LINKS