Shirkada Sompower Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobabkii Xalay Iyo Dhimashada Laba Qof Oo Uu Sobobay Laydh Qabsaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Sompower Oo Ka Hadashay Khasaaraha Ay Soo Gaadhsiiyeen Roobabkii Xalay Iyo Dhimashada Laba Qof Oo Uu Sobobay Laydh Qabsaday.
May 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Guud ee shirkada laydh ee Sompower ayaa faah faahin ka Bixiyay khasaare ay soo gaadhsiyeen ladhaykooda roobabkii xalay ka da,ay magaalada Hargaysa

Sidoo kale Maamulka shirkada Som Power ayaa shaaciyay laba qof oo ku nafwaayay laydhkooda iyaga oo tacsi udiray qoysaskii iyo ehelada ay baxeen,

Dhanka kale maamulka shirkada Sompower ayaa fariin muhiim ah udiray macaamishooda wakhtiyada xili roobaadka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/PoofzZ3LFA0

COMMENTS
LINKS