HARGAYSA(W,N)-Maamulka Guud ee shirkada laydh ee Sompower ayaa faah faahin ka Bixiyay khasaare ay soo gaadhsiyeen ladhaykooda roobabkii xalay ka da,ay magaalada Hargaysa
Sidoo kale Maamulka shirkada Som Power ayaa shaaciyay laba qof oo ku nafwaayay laydhkooda iyaga oo tacsi udiray qoysaskii iyo ehelada ay baxeen,
Dhanka kale maamulka shirkada Sompower ayaa fariin muhiim ah udiray macaamishooda wakhtiyada xili roobaadka.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/PoofzZ3LFA0