Gudoomiyaha Xisbga Wadani Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Uu La Kulmay Safiirka Qadar Ufadhiya Somaliya, Eedo Culusna Ujeediyay Xukuumada Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbga Wadani Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Uu La Kulmay Safiirka Qadar Ufadhiya Somaliya, Eedo Culusna Ujeediyay Xukuumada Biixi
May 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa dhambaal tacsi ah udiray dadkii ku nafwaayay roobabkii xalay ka da,ay magaalada hargaysa

Sidoo kale cirro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in balantii xukuumada kulmiye Ee inla aaso dhaamka daami oo amarkii madaxwaynuhu bixi aanu fulin

Dhanka kale gudoomiye cirro ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamayw wararka sheegaya in uu la kulmay safiirka qadar ufadhiya somalilan

Gudoomiye cirro ayaa sheegay in aanay jirin wax somaliland usoo kala dhawaysato wadamada caalamka ka xisbi ahaana aanay jirin u uyeedhi  karta cida ay la kulmayaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS