Dawlada Hoose oo Dhisme Wado Cusub Ka Hir-gelisay Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose oo Dhisme Wado Cusub Ka Hir-gelisay Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa
May 14, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Dawlada hoose caasimada Hargeysa, ayaa maanta wado laami ah oo casri ka hirgelisay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa taasi oo isku xidhaysa qaybta gargaarka deg dega ah iyo qaybta waadhka.

Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” iyo Maayir ku xigeenka Caasimada Cabdicsiis Cagawayne, ayaa ka warbixiyay dhismahan wadada cusub ee ay dawlada hoose ka hir gelisay gudaha Cisbitaalka Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS