WAJAALE NEWS

Roobab Ma Hiiganno Ah oo La Filayo In Ay Ka Da’aan Somaliland

Hargeysa (WJN)– Xafiiska agaasiinka dhulka, biyaha iyo saadaasha hawada ee wasaarada horumarinta beeraha ee Somaliland ayaa soo saaray saadaal roobab la filayo in maalmaha soo socda ay ka da’aan gobollada Somaliland.

Xafiiska ayaa sheegay in meelaha qaarkood la filayo in roobabkaasi ay noqon doonaan kuwo culus, oo biyo badan wata.

Agaasiimaha xafiiskaasi Cabdiqani Yuusuf Galaydh, ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlayaa roobkii u danbeeyay ee Hargeysa ka da’ay iyo qiyaastiisu inta ay ahayd.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version