WAJAALE NEWS
Shir Lagaga Hadlayey Xuquuqda Carruurta oo Lagu Qabtay Hargeysa
May 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Shir lagaga hadlayey Xeerka xuquuqda carruurta, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqo Galinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

Waxa  furitaankii tababarkaas ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo galinta,Arimaha Bulshada iyo Qoyska Maxamed Cilmi Aadan (Ilka case) iyo Ku xigeenka Garyaqaanka Guud Qaranka Xuseen Balel, Xubno ka socday Hay’adaha u xilsaaran xuquuqda carruurta iyo Masuuliyiin kale oo ka socotay Wasaaraddaasi.

Ugu horayna waxa halkaasi ka hadlay Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka Xuseen Balel oo  sharraxay muhiimada loo qabtay Tababarkaas  iyo waxyaabaha lagu lafo-guri doono muddada uu socdo.

Sidoo kalena Ku-Xigeenka  garyaqaanka guud wuxuu sheegay  in xeerka xuquuqda carruurtu ku salaysan yahay shareecada Islaamka.

Maxamed Cilmi Aadan (Ilka case) Agaaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo Galinta,Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa  sheegay in xeerka xuquuqda carruurtu uu in badan ku soo noqnoqanayey isla markaana dib loo bilaabay xeerkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews