DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Wasiir Cabdilaahi Abokor Iyo Arimo Xasaasiya Oo Wax Laga Waydiiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Wasiir Cabdilaahi Abokor Iyo Arimo Xasaasiya Oo Wax Laga Waydiiyay!
May 15, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor cismaan oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax laga waydiiyay shaqada ay wasaaradu qaranka uhayso iyo sobobta keentay lacago sharci daro ah oo ay shacabka badalaya liisanka oo hore baarlamaanku udiideen balse wali wasaaradu qaado.

Sidoo kale wasiir cabdilaahi abokor ayaa ka waramay xadhigiisii xiligii xukuumadii axmed siilaanyo iyo dagaalo dhexmaray ex wasirkii madaxtooyada xirsi cali xaji xasan

Wasiirk cabdilaahi ayaa banaanka keenay siro badan oo xasaasiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

COMMENTS
LINKS