Maamulka Degmada Tog-wajaale oo SHaqaalaha Kulan La Yeeshay Iyo Diyaargarowga 18 May | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Tog-wajaale oo SHaqaalaha Kulan La Yeeshay Iyo Diyaargarowga 18 May
May 16, 2019 - Written by Editor:


Wajaale(W.N): Maamulka degmada tog wajaale oo uu hor kacayo gudoomiyaha degmada Xaashi Maxamuud Cabdi .gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Mursal Nuux Cismaan Iyo Xoghayaha Cabdilaahi Xasan Samaale oo isagu ah mishiinka maamulka degmada wajaale   ayaa maanta kulan la yeeshay shaqaalaha si ay ugu diyaar garoobaan xuska maalinta qaran ee 18 MAY.
Halkan hoose ka daawo warkaasi oo dhamaystiran:

COMMENTS
LINKS